ICEمان 🍁
@icemanfilms1
Abonați
vizualizări
Videoclipuri
API
20K
Contor abonați YouTube live
Loading Advanced Analytics...
ICEمان 🍁
ku soo dhawoow ICEMANFILMS 🎬🎌
Haddii aad raadineyso meel aad ka hesho anime-ga ugu xiisaha badan iyo madadaalo aan caadi ahayn—halkaan ayaad joogtaa 🔥
Channel-kan waxaan idinla wadaagi doona clips, falanqayn, iyo moments-ka ugu fiican ee anime-ka, si aad ugu raaxaysato waqtigaaga una hesho wax cusub mar walba 💯
Azxaapta cusub si kal iyo laab ah ayaan idiinku soo dhawaynayaa 🤝💙
Halkan waxaad ka helaysaa bulsho jecel anime, wadaagta fikrado, isla markaana ku raaxaysata sheekooyin cajiib ah 🎌✨
Ha moogaan:
👍 Like saar si aad u taageerto
🔔 Subscribe garee si aadan waxba uga harin
💬 Comment ku reeb anime-ka aad jeceshahay
Ku biir safarka DUNIDA ANIME KA—halka anime uu ka noqdo qayb ka mid ah noloshaada 🚀🔥
Embed
Urmărește abonații YouTube, vizualizările, comparațiile între creatori și milestone-urile în timp real.
Videoclipuri
Part5️⃣| wiil yar kaaso iska dhigaya daciif balse leh awood layaab leh | anime cajiiba | #otaku
Uploaded
5,552
vizualizări
710
Likes
27
Comments
About RealtimeSubCount.com
Urmărește abonații YouTube, vizualizările, comparațiile între creatori și milestone-urile în timp real.